galmada

DAAWO MUUQAAL:Sababta Haweenka U Ooyaan Xiliga Galmada Ay Socoto iyo kuwa fircooniga maxaa Aamusiyay

DAAWO MUUQAAL:Sababta Haweenka U Ooyaan Xiliga Galmada Ay Socoto iyo kuwa fircooniga maxaa Aamusiyay Baaritaan dheer oo Ay sameeyeen Rag Ku Xeel dheer Arimaha Galmada Ayaa soo saaray In Sedex arin oo u sabab u Tahay qaylada haweenka ka soo yeerta Xiliga ciyaar sariireedka gaar ahaan marka malabyarowga uu ku dhex mirqo , waa ayna ku kala duwan yihiin haweenka…

Continue Reading

galmada

gabar yahey ninkaaga sidaan ugu niiki xiliga ciyaarta qaboow

Labada qof ee isqaba waxaa la gudboon inay si wanaagsan galmada isugu diyaariyaan. Waa inay qubaystaan, afka cadaysadaan, iscarfiyaan, isqurxiyaan, jawiga guud ee guriga iyo jirkoodana ka dhigaan kuwo ku dhiirrigeliya inay isdoontaan. Haweeneydu waa inay gurigeeda si wanaagsan u nadiifisaa, u carfisaa, ugu shiddaa qamqam (Uunsi, Cuud, Foox, Qore-qudde, iwm), ku bilbishaa Catar kuna buufisaa Barafuun gaar ahaan nooca…

Continue Reading

galmada

gabdhaha qeyliya xiliga galmada kulul socot waa nuucaan oo kale

Ragga ayaa la ogaaday in ay raaxo wali ah ka helaan codka hoose ee loo yaqaan riinka kaasoo ay sameeyaan dumarka Xiliga loo diyaar garoobayo galamada oo ay socato baashida ama istiminta. Dumarka intooda badan ayaa aaminsan in ay ceeyb tahay haddii ninkeedu uu maqlo iyadoo sameeneyso codka hoose ee loo yaqaan riinka kaasoo ka dhasha Macaansiga baashida ama galmada…

Continue Reading

galmada

galmada naasaha iyo mida hoose tee macaan sheeko galmo

Niman badan waxay ka sheegtaan geed yari waxay u maleeyaan in aysan naag qancin karin marka xaqiiqda laga hadlo, geedka inuu dheeraado iyo inuu gaabnaado shaqo kuma laha raaxada galmada, waxaa muhimsan kaliya inuu aad u kaco oo adkaado, sida la ogyahay dumarka farjigooda oo dhan raaxada ma wada dareemo, keliya 8 Sentimitir ayaa dareen leh wixii 8daas dhaafo xanuun…

Continue Reading

galmada, jaceyl

Fariimo jacayl oo qalbiga taabanaya

FARIIMO JACAYL AH OO LAGU SALEEYAY DHACDOONYINKA DHABTA AH EE DHEX MARA DHALIN YARADU MARKA AY HAASAAWAHA KU JIRAAN .. WAXAAN QORAY OO QALINKA U QAATAY Cilmi siciid Jacaylku ma ahan wax ku cusub aduunka mana ahan wax lal yaabo waana shay qaali ah waxaana u malaynayaa dadka waxaa ugu nasiib badan qofkii la jeclaado , Fariimo jacayl oo calaacal…

Continue Reading

galmada, jaceyl

Erayo jacayl oo aad u murugo badan

Galgacaylku waa qani caashaqa ka qaro wayn Quruxiyo wanaag badan Waana shay ku qaaliya qimaynta aadmiga Labada isla qaatana , qalibigooda Kama ba’o erayadan jacayl oo ah kuwo lagu saleeyay dhacdooyin dhab ah kuna haboon in aan adeegso , waxaana qalinka u qaatay qoraaga weyn cilmi siciid , ERAYO JACAYL OO AAD U MURUGO BADAN Waxaan aad ula ildaranahay jacayl…

Continue Reading

galmada

erayo jeceyl oo macaan gacalisadaada u dirso

khaaliyeey dooqiyo jaceylkuba dadka wey wadaagaan, damac iyo xishoodna dumar lagama waayo, diintiyo qur’aankuna culimadu ma deyso, anna doonistaadii kama daallin inanyahay, Inaan kuu dandaranahay adba waad dareentaye Maad ila dadaashid? Najaxey cowsha duurka joogtiyo , dugaagiyo waraabahaan maalmahan la deris noqday , waan daahayaayoon waan duulayaayoon ,adiga kuu duleysnahay degenaanshihii diidayoo ,cishqi kale igama degaayo Ee hadaan leygu kaa…

Continue Reading

galmada

Cambarka naagaha kalluun camal muxuu yahay

Shurufka ama urka ka soo go’a siilka gabdhaha wuu kala duwan yahay qaar baa siilkooda usoo shiira sida kalluun la dubay oo kale qaarna wax bakhti ah oo aan loo adkaysan karin, gabadha marka ay kaadida si fiican u dhaqin siilka wuxuu usoo uraa sida kaadi meel ku daahday oo kale haweenka cadaanka ama gaalada ayaa sidaas ah waayo kaadida…

Continue Reading