jaceylka gabar somali
galmada

Nabsi jacayl Tani waa sheeko jacayl ah

Nabsi jacayl Tani waa sheeko jacayl ah oo aad u xiiso badan waana sheeko mala awaal ah waaxayna ka hadlaysaa jacaylka dhabta in uu nafsi leeyahay ood maruun soo galidoonto iyo jacaylka shilin raaca ah ee wax jacayl ah lays ku qabin in uu mar uun dhamaanayo waana waaqica ka jira geyga soomaalida sheekadani waxay maskaxdiisa ka soo maaxatay kana…

Continue Reading

galmada

10 SIYABOO AAD KU KASBAAN KARTAA NAF KAA JANJEERTA

Dunidaan aynu guudkeeda saaranahay waxa ku nool qomiyado kala duwan kuwaas oo aan isku diin, isku af, iyo isku dhaqan toona ahayn, balse wax ay kawada siman yihiin jaceylka, hinaasaha ama maseyrka iyo waxyaaba kale. Qarniyadii hore jaceylka waxaa uu ahaa mid ay dadku aad u qadariyaan aadna u qiimeeyaan. Waxaynu ognahay in dad badan ay u dhinteen jaceylka halka…

Continue Reading

jaceylka gabar somali
galmada

Hamigii nafteydaay haween boqoradoodaay (Fariin jaceyl oo macaan)

Fariin gaaban oo ay idiin soo gudbineyso www.iftineducation.com waxa uu qeyb ka yahay Fariimaha ay shabakada ugu tala gashay mucaashaqiinta ku tixin qormooyinka jaceylka la xiriira ee ay shabakada soo gudbiso had iyo jeeer . Hamigii nafteydaay Haween boqoradeeday Hasaawe taan wadaagnee Hami guur u qaadaay Hoy in aan wada galno Hanad ii xanbaartaan Haminayaa macaaney Hadal aan dhameeye Howsha…

Continue Reading

galmada

Dareenka Nolasha iyo Sifaha Jaceylka, Erayo Macaan oo Lamaanaha Jaceyl Wadaaga ah Farxada Galinaya…

Nolosha:Qodobkan oo ah ka uu qoraalkani ku socd ayaa ah : “Naftaada waan kaa jeclahay”. Waxaa hubaal ah in maanta aduunyada dhan walbaa horumar laga gaadhay, oo is badal weyni ku yimid dhinacyo badan oo ku salaysan nolosha aadmaha. Haddaba jacaylku waa shayga ugu qaalisan ama cilmiga ugu macaa ee uu Eeba aduunyada inagu siiyay. Waxaase mudooyin kii danbe isa…

Continue Reading

galmada

Fariin Muhiim Ah: Sababta Raggu Uga Baqaan Guurka Gabadha Fariida Ah Ee Caqliga Badan

Waxaa jira hal-ku-dheg carbeed oo macnihiisu yahay, “Gabadha doqonta ahi waa sida neefta Khardal la yidhaado, oo neerfayaasha ayey dishaa” Waxa kale ooh al-ku-dhegyadooda ka mid ah, “Dad waxa ugu farxad iyo badhaadhe badan doqonta, waayo iskuma mashquuliso waxa hareeraheeda ka dhacaya, nafteedana saamayn kuma yeeshaan” Charles P. Baudelaire oo ahaa gabayaa weyn oo u dhashay dalka Faransiiska ayaa isna…

Continue Reading

galmada

Hamigii nafteydaay haween boqoradoodaay (Fariin jaceyl oo macaan)

Fariin gaaban oo ay idiin soo gudbineyso www.Allsiyaasad.com waxa uu qeyb ka yahay Fariimaha ay shabakada ugu tala gashay mucaashaqiinta ku tixin qormooyinka jaceylka la xiriira ee ay shabakada soo gudbiso had iyo jeeer . Hamigii nafteydaay Haween boqoradeeday Hasaawe taan wadaagnee Hami guur u qaadaay Hoy in aan wada galno Hanad ii xanbaartaan Haminayaa macaaney Hadal aan dhameeye Howsha…

Continue Reading

galmada

Bikro ma ahayn Ayaa Gabdho badan loogu gafay sharaftoodiina meel looga dhacay.!!! Sheeko Waaalan.

Inta badan Guurku waa mid ku dhisan Kalsooni & is aaminaad dhex marta labada lamaane ee nolol wadaaga ah , Haasaawaha Jaceylkuna waa mid inta badan la isku xog wareesto labada dhinac kahor Guurka. Aduun howli kama dhamaato ismaandhaaf bini’aadamna waa wax soo jireen ah, cilmiga iyo garashaduna waa furaha guusha aduun iyo aakhiro, waqtiba waqtiga ka danbeeya waxaa sii…

Continue Reading