caafimaad, galmada

calaamadaha lagu garto uurka cusub

Uurku wuxuu yimaada marka ay manida bacrimiso ugxanta laga soo daayay ugxan sidaha, ugxantu waxay soo martaa tuubada ugxan sidaha oo ah meesha bacrimiska uu ka dhaco. UUgxanta marka ay bacrismato waxay usoo gudubtaa minka oo ah meesha ay ku dhageyso. Marka ukunta bacrimisan si guul ah ay ku dhagto uur ku jirta waxaa meesha ka dhasha uur. Uurku waa hab socda mudo 40 todobaad.…

Continue Reading

caafimaad

Cagaarshowga caanaha naaska

Cagaarshow, ama maqaarka iyo indhaha oo huruud u ekaada, waa xaalad ku badan ilmaha yar yar ee dhashay ee naaska nuugaya. Dhab ahaantii, ilaa 60% oo dhalaan yar yar ah ayuu ku dhacaa cagaarshowgu dhalashadooda maalmo yar kadib. Xaaladan waxay dhici kartaa marka ilmaha dhiigooda uu ku jiro xaddi ama tiro badan oo ah dheecaanka loo yaqaan Bilirubin. Dheecaanka Bilirubin…

Continue Reading

caafimaad

Waxtarka Babaayga iyo Faaidooyinkiisa

faaidooyinka Caafimaadka u leeyahay Babaayga waxaa ka mid ah, Hadaa rabtid in aad Qurxiso Jirkaaga aaad ayuu ugu fiicanyahay Jirka wuu qurxiyaa, Dhibaatooyinka ku dhaca dheefshiidka ayuu aad ugu fiicanyahay, ka hortaga Cudurada ku dhaca Indha iyo Wadnaha ayuu aad ugu ficanyaha sidoo kale wuxuu hoos u dhigaa Cuduro farabadan oo ku soo wajilahaa sida Kansarka waxaa kaloo lagu Tiriyaa…

Continue Reading