jaceyl, Layaab

Gabadh Qiima Heedu Cirka Galay Iyo Nin ku Raba 500 Sac iyo Sadex Gaadhi

Gabadh Qiima Heedu Cirka Galay Iyo Nin ku Raba 500 Sac iyo Sadex Gaadhi Ilaa Hada Tartanku Waa Furan Yahay lagana Yaabe in laga Dul Qaado ninkan Qalanjada… Aduunka Rag ba ku Nool
…………..
Nyalong Ngong Deng Jalang oo Ah Gabadh u Dhalatay Wadanka South Sudan Ayaa la Sheegay in Qiima Heedu Cirka Galay Ka Dib Markii Shan 5 Nin Isku Qabsadeen Iyaduna Madashasha Jacaylka ka Dhigtay Mid Furan oo Ah Ninkii Roonon Reer ka U Hadh

Nyalong Ngong Deng Jalang Ayaa ka Soo Jeeda Gobolka Awerial Ee Hore loogu Yaqaanay Lake State Waxana Hada Gogaaminaya Tartanka nin lagu Magacaabo Kok Alat oo Sheegay Inuu Dul Dhigay Qalan Jadan 500 Shan Boqol oo Sac Iyo 3 Gaadhi oo Ah Kuwa Raaxada Ee loo Yaqan V8

Sidoo Kala Tartanka Gabadhan Hanashadeeda loogu Jiro Ayaa Waxa ka Mida Gudoomihii Hore Gobolka Awerial oo Ah Gobolka Gabadhan ka Soo Jeedo iyo Gudoomiye Xigeenkii Hore Gobolka Harada Bari ( Eastern lake state) iyo Qaar kale oo Badan

 

Hadaba Suaalaha Dadku kaftanka isu Waydiinayen Ayaa ahaa Maxay Tahay Sirta Gabadhan Haweenka South Sudan Dheer Tahay

Iyo Suaasha labaad oo ahayd Imisa Sac Ayaad Bixin lahayd Hadii aad Tartanka Ku Soo Biiiri Lahayd .?