news

Warbixin ku saabsan inta dal ee Passportka Soomaaliga lagu gali karo Visa la,aan ( visa-free)

Ma sahlana mana fududa dal ay aafeeyeen colaado iyo dagaalo sokeeye ragaadiyeen in uu tartaran la galo wadamo ay nabad iyo amni iyo horumar ka socdaan. Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya iyada oo ka duuleeso duruufaha adage ee ku hareereesan dalka ayuu agaasimaha guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya G/Sare Mohamed Adam Jim’ale (Kofi) juhdi iyo dadaal adag ku…

Continue Reading