Layaab

Sawirada gabdhaha ku dhiban Indonesia

abadhan waxay ku dhibataysanyihiin Magalada Jakarta Ee Dalka Indonesia .habeenkii banaanada ayay seexdaan wax ay cunaan ma haystaan guri warkiisa daa. Wargeyska Ingiriiska Theguardian ayaa soo bandhigay warkan Safiya, Iqra, Istahil, Raxma, Hodan, Deeqa iyo gabdho kale oo badan ayaa nolol xumo daran waxey ku heysataa magalada Jakarta ee dalka Indonesia Wargeys kasoo baxa Ingiriiska ayaa soo bandhigay dhibaatada laga…

Continue Reading