galmada

Saana wey dhacdaa Dumarow iska Ilaaliya.

Rag badan waxay u haystaan jecaylka marka la shukaansanayo gabadha in lagu soo xiragaliyo waxaad arkaysaa marka ay shukaansanayaa hadalo waxay daldalaan abaayo macaan waan ku jeclahay abaayo naftayda ayaad la mid tahay, laakin marka la isguursado xaaska waa lagala xishoonayaa hadalka noocaas ah.   Waxaa laga yaabaa ninka marka uu naagta guursado oo guurka ka soo wareegato bil iwm,…

Continue Reading

fanaaniinta, Layaab

DAAWO VIDEO: Diyaarad Soo Jiidatay Shacabka Soomaaliyeed Iyo, Maryan Mursal oo Sharaxday waxay ku aragtay

Diyaaradda OCEAN AIRLINES oo Xarumo Waawayn ku leh magaalooyinka Muqdisho, Nairobi, Hargeisa, Boosaaso iyo meelo kalaba ayaa kamid Noqotay Diyaaradaha ka shaqeeya Gobolka Kuwa ugu adeega Fiican, islamarkaana aanu waxba iska badalin Xiliyada ay Bulshadu Safarka isku diyaariyaan, taasi oo horey dadku ay dhibaato ku qabeen, Waxayna Xiliyada Habaynkii kasoo degtaa Garoonka Muqdisho. HALKAN KA DAAWO VIDEO Maryan Mursal Ciise…

Continue Reading

galmada

Fanaan Caan Ah Oo Xaaskiisa Ku Qabatay Sawiro Qaawanaan Ah Oo Ay Is Dhaafsadeen Haweeney Kale!!

Bollywood Town labadii sano ee ugu dambeesay noloshooda ma fadhinin waayo jilaayaal caan ah ayaa noloshooda bur burtay qalad ay ayaga galeen awgeed. Hadaba waxaan sanadkii hore idinla wadaagnay in fanaanka, muusigistaha iyo jilaaga caanka ah Himesh Reshammiya ay xaaskiisii Komal isku dhaceen sidoo kalena isla nooleyn una socdo hanaan ay ku kala tagayaan. Hadaba xog aan wax badan la…

Continue Reading

galmada

DUMARKA BUSHIMAHA WAAWEYN OO LA OGAADAY INUU XUBIN KOOGUNA FARUURYO WEYN YAHAY KANA RAAXO MACAAN YIHIIN KheYRKOOD

Dumarka bushimaha waaweyn Oo La Ogaaday Inuu Xubin kooguna faruuryo weyn yahay kana raaxo macaan yihiin qayrkood: Daraasad Cusub oo dhawaan ay sameeysay Machadka cilmi baadhista ee fadhigiisu yahay dal india Ee woman’s RSCH Ayaa dhawaan shaaca ka qaaday arrinkani oo in mudio ah baadhitaankiisa lagu guda jiray ayaa hadda daaha laga qaaday waxana cilbaadhista lagu sameeyay dumar tiradoodu kor…

Continue Reading

Layaab

LAYAAB:Nin Muslim ah oo Xabsi u galay in uu Guursaday Xaas Labaad iyo Sababta Ka dambeysa !!

Warhaanhinta Caalamka qaarkood ayaa si weyn u hadal haya dhacdo dadka qaarkood ka yaabisay, kadib markii Nin Muslim ah xabsi ku muteestay xaas labaad uu guursaday. Maxkamad ku taal magaalada Lahore ee dalka Pakistan ayaa xabsi lix bilood ah ku riday in lagu eedeeyay in uu guursaday Xaas labaad isaga oon ogolansho ka heysan xaaskiisi hore. Ninkan ayaan maxkamada ka…

Continue Reading