galmada

Ragga Soomaaliyeed Waxey Jaceyl Yihiin Gabadha Aay Ka Helaan Qodobadaan Cajiibka Ah..!!

Dumarka soomaaliyeed intooda badan waxeey ku dadaalaan sidii aay iskugu qurxin lahaayeen nimankooda, balse waxaa muhiim ah gabadh weliba ineey ku dadaasho sidii aay iskugu qurxin laheyd nafsadeeda.

Nimanka soomaaliyeed waxeey aad u jaceyl yihiin gabadha isku kalsoon, nadaafada badan, ninkeeda si naxariis leh ula dhaqanto.

Fariin iga soo gaartay dhankaasi iyo facebooka ayaa waxa aleygu yiri kalafogooow adiga inta badan waayahaan raga ayaad tallooyinka siisaa bal anagana noosoo sheeg raga soomaaliyeed waxeey jaceylyihiin iyo sida aay rabaan in lagula dhaqmo.

Hadaba aan ku faro waxyaabaha aay ragu soomaaliyeed ku jeclaadaan xaasaskooda, welibana marnaba aaysan ku doorsaneyn qof kale.

Ugu horeyn ragga soomaaliyeed waxeey aad u jeceylyihiin gabadha isku kalsoon, hadii aad isku kalsoontahay waxaa kuu suurto galeyso inaadan gabadh kale talo weeydiisan, taasoo laga yaabo ineey kaa tuurto buurta aad ku kor jileeysaan jaceylka adiga iyo ninkaaga.

Tan labaad ayaa ah ragu ineey jaceylyihiin gabadha ku kalsoon da’deeda una muujiso ninkeeda hadii aay duqoowdo xattaa in aay weli aad ugu niyad santahay ineey wadaagaan noloshii yaraantoodii, gabadha ku kalsoon da’deeda iyo hab dhaqanka gurigeeda waxeey horumar u horseedaa seeygeeda…………..

Tan sadaxaad ragu majeclo dumarka ka raadiyo inuu amaano oo ku yiraa i amaan waxaa hubanti ah in dumarku aay amaanta aad ugu helaan,,,,, balse ragu waxey jaceylyihiin gabadha ka keensato inuu amaano, dumarku ineey amaanta iyo da’da yar jaeylyihiin waxaa daliil ah sheekadaan gaaban ”Habar Duq ah ayaa waxa ay soo gashay Farmashiye, waxay raadineesay kaniini lafa xanuunka ah, ama Romatiisim-ka ah, ninkii farmashiyaha joogay ayaa waxa uu ku dhahay,: Qalanjo maxaan kaa gadnaa ?? waxay dhahay: Always isii Fadlan”……………………………….

Tan afaraad ragu waxeey jaceyl yihiin gabadha inta badan shumiso weliba shumiska kadiska ah, taasina raga waxeey aad ugu siyaadisaa rabitaanka iyo xasuusta aay u qaadaan dumarkooda.

Intaas ayaan kusoo gebogabeyneeynaa maanta intaan qodobadaa kuwo lamid ah dib ugu kulmi doono waxaan idiin rajeynayaa jaceyl iyo xiiso waaro…..

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *