alshabaab, Layaab

Daawo Muuqaal : Dhiigii uu shubay Sheekh Rooboow oo Sun iyo Xaaraan lagu tilmaamay !!

Aamina Muuse Wehliye oo ka mid ah Wariyaasha ugu caansan dalka Soomaaliya ayaa si kulul uga hadashay Dhiigii uu ku deeqay afhayeenkii hore ee ururka Al Shabaab Sheekh Mukhtaar Rooboow Abuu Mansuur .

Aamina Muuse oo si aad ah uga carootay arinkaas ayaa waxa ay Sheekh Mukhtaar Rooboow ku tilmaamtay dilaa soo haligay Dhalnyaro badan oo is qarxiyay waliba martay nolasha waalidiin iyo shacab fara badan .

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *