alshabaab, Layaab

Daawo Muuqaal : Dhiigii uu shubay Sheekh Rooboow oo Sun iyo Xaaraan lagu tilmaamay !!

Aamina Muuse Wehliye oo ka mid ah Wariyaasha ugu caansan dalka Soomaaliya ayaa si kulul uga hadashay Dhiigii uu ku deeqay afhayeenkii hore ee ururka Al Shabaab Sheekh Mukhtaar Rooboow Abuu Mansuur . Aamina Muuse oo si aad ah uga carootay arinkaas ayaa waxa ay Sheekh Mukhtaar Rooboow ku tilmaamtay dilaa soo haligay Dhalnyaro badan oo is qarxiyay waliba martay…

Continue Reading

alshabaab

(Daawo Sawirro) Itoobiya oo dayuurado sida gargaar Caafimaad ka soo dejisay garoonka Aadan Cadde

Dayuurad Militari oo ay leedahay dowladda Ethiopia ayaa maanta gargaar caafimaad ka soo dejisay Garoonka dayuuradaha Aaden Cadde ee magaalada Muqdisho. Shixnadan caafimaad ee ka timid xukuumadda Adis-ababa ayaa loogu talo galay caawinta dhibanayaasha Qaraxii 14-kii bishan ka dhacay magaalada Muqdisho. Wasiirka Caafimaadka Xukuumadda Soomaaliya Drs. Fowsiyo Abiikar Nuur ayaa Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde kaga guddoontay deeqdan Safiirka Ethiopia u…

Continue Reading

Layaab

Dhaxal Sugaha Boqortooyadda Sacuudiga Oo booqasho Qarsoodi ah ku tagay Isra’il.

Mas’uul ka tirsan xukuumadda Israa’iil oo aan doonayn in magaciisa la sheego ayaa wakaaladda wararka Faransiiska u sheegay mas’uul ka tirsan Sacuudiga uu booqasho sir ah ku yimid Israa’iil bishii Septemper ee ina dhaaftay, wuxuuna mas’uulka wakaaladda wararka u sheegay in mas’uulkaasi uu ahaa dhaxal sugaha dalkaasi Sacuudiga Maxamed Bin Salmaan. Sida ay baahisay Idaacadda Israa’iil ee afka Carabiga ku…

Continue Reading

alshabaab

Ra’isul Wasaare Kheyre oo ku dhawaqaay in dalka uu galayo xaalad dagaal Baaqna diray (Daawo Sawirro)

Ra’isul Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa maanta ku dhawaaqay in dalka uu galayo Xaalad dagaal oon caadi aheyn , waxa uuna baaq u diray dhalinyarada Soomaaliyeed. Xasan Cali Kheyre ayaa sheegay in loo diyaar garoobayo dagaal ka dhan ah kooxda Al Shabaab, waxa uuna tilmaamay in dagaalkaasi uu yahay mid loogu aargudayo dadkii lagu laayay qaraxii Isgooska Zoobe.…

Continue Reading

Layaab

Madaxwaynaha Brazil, Xiddigga Chelsea David Luiz Iyo Wasiirka Arrimaha Dibadda Dalkaas Oo ka hadaly Weerarkii Zoobe

Madaxwaynaha dalka Brazil ee Koonfurta Amerika Michel Temer ayaa isniintii hore cambaareeyay qarixii ka dhacay magaalada Muqdisho, kaas oo ilaa hadda galaabsaday inkabadan 300-qofood. Isagoo isticmaalaya bartiisa Twitter ka ayuu ku yiri madaxwayne Michel Temer “Aad ayaan uga naxsannahay weerarkii bahalnimada ahaa ee ka dhacay Soomaaliya, kaas oo sababay dhimashada iyo dhaawaca boqolaal qofood, ma oggolaan doonno qaab kasta oo…

Continue Reading

alshabaab, Layaab

Madaxweyne Farmaajo “Farahooda ayaa Ka muuqda in weerarkaas Al-Shabaab Ka dambeeyaan,, (Warbixin)

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa ku eedeeyay Al-Shabaab inay ka dambeeyaan weerarkii ugu dhimashada badnaa ee soo mara taariikha Soomaaliya, ee 14-kii bishan ka dhacay magaalada Muqdisho, kaddib markii baabuur xamuul ah uu isku qarxiyay Isgoyska Zoobe. Weerarkan Argagixiso ayaa waxaa ku dhintay illaa saddex boqol oo ruux oo shacab ahaa, halka tiro intaa ka badan ay ku dhinteen.…

Continue Reading

alshabaab

Sawir: Abu Mansuur oo la arkay isagoo Isbitaalada Muqdisho dhiig u shubayo dadka dhaawaca ah

Sheekh Mukhtaar Roobow Abuu Mansuur oo ahaa afhayeenkii hore ee Al-Shabaab oo dhawan isku soo dhiibay dowladda Soomaaliya ayaa maanta la arkay isagoo dhiig u shubayo dadka Musiibada kasoo gaartay qaraxii ka dhacay Zoobe. Sheekh Mukhtaar Roobow Abuu Mansuur ayaa isbitaalka Degfeer ee Magaalada Muqdisho ku shubay dhiig uu ugu talagalay in lagu badbaadiyo dadka Musiibada ku dhacday. Sheekh Mukhtaar…

Continue Reading

galmada

Ragga Soomaaliyeed Waxey Jaceyl Yihiin Gabadha Aay Ka Helaan Qodobadaan Cajiibka Ah..!!

Dumarka soomaaliyeed intooda badan waxeey ku dadaalaan sidii aay iskugu qurxin lahaayeen nimankooda, balse waxaa muhiim ah gabadh weliba ineey ku dadaasho sidii aay iskugu qurxin laheyd nafsadeeda. Nimanka soomaaliyeed waxeey aad u jaceyl yihiin gabadha isku kalsoon, nadaafada badan, ninkeeda si naxariis leh ula dhaqanto. Fariin iga soo gaartay dhankaasi iyo facebooka ayaa waxa aleygu yiri kalafogooow adiga inta…

Continue Reading

galmada

5 WAX YAABOOD OO AADAN KA OGAYN SHUMISKA (BAASHADA) AMA DHUNKASHADA XILIGA RAAXADA

5 Wax yaabood Oo aadan ka Ogayn shumiska (baashada) ama dhunkashada Xiliga Raaxada… 5 wax yaabood o aadan ka ogayn shumiska (baashida) ama dhunkashada Shumisku wuxuu ka mid yahay wax yaabaha ugu muhiimsan ee aad ku muujin Kartid jacayl dhab ah, waxaa jira qaabab fara badan oo loo shumiyo, waxayna ku xirantahay qofka aad shuminaysid, laakin waxaa jira 5wax yaabood…

Continue Reading

galmada

Ma taqaanaa Furaha Gabdhaha Shukaansi baradka ah

Gabadhu abuur ahaan waa xasaasi, waxa aanay jeceshay kalgacal iyo shucuurta naxariista iyo koolkoolinta lihi in ay udub dhexaad u noqoto nolosheeda, marka la eego xidhiidhka ay la yeelanayso ninka ay damaca guur ka leedahayna waxa ay mar kasta ku dadaashaa in uu noqdo mid kalgacal xooggan ku dhisan. Laakiin in ninku uu gabadha qalbigeeda hanta waxa ay u baahan…

Continue Reading