galmada

Nin Xaaskiisi Dilay Kadib Markii Ay Ugu Wacday Magaca Ninkeedii Hore Iyadoo Ciyaarta Sariirtu Socoto.

Wuxuu maxkamadda horteeda ka qortay KHamiistii inuu dil u gaystay Maariya Nameeth sannadkii 2015 waxaana maxkamadda gobolka Falorida ku xukuntay madaxa ha ku furto.

 

Fidel Lopez oo lix iyo labaatan sanno jir ah ayaa qirtay dilka saaxiibadii hore oo kow iyo soddon jir ahayd taas oo sababsatay kadib markii ay ku dhawaaqday magaca ninkeedii hore iyadoo lagu jiro xilligii sariirta.

 

Ninkan ayaa aad uga maseeyray arrinta kadibna dilka gaystay.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *