galmada

Nin Xaaskiisi Dilay Kadib Markay Cashadii Kala Daahday.

Booliska dalka Hindiya ayaa gacanta ku soo dhigay Ashuuk Kumaar oo lixdan sanno jir ah kaas oo dilay xaaskiisi kadib markii ay kala soo daahday cashada,xaaskiisa ayaa ahayd da’da konton iyo shan sanno jir.

 

Haweenayda ayaa geeriyootay kadib markii la keenay cusbitaalka, qisadan ayaa ka dhacday tuulo u dhow caasimadda Hindiya ee Delhi sabtidii.

Sida lagu oggaaday baaritaan dowladdu samaysay, 54% Ragga iyo 51% haweena waxay yiraahdeen garacida ninka ee xaaskiisu waa mid la aqbali kato hadaanay ixtiraamin qoyskiisa ama ay dayacdo gurrigeeda iyo carruurteeda ama ay cunnada ku darto milix yar ama badan.

Nin Xaaskiisi Dilay Kadib Markay Cashadii Kala Daahday.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *