Layaab

MUUQAAL: Taaladda Axmed Guray oo 27-Sano kadib la dayac tiray & Bilicda soo jiidatay dadka Muqdisho

MUUQAAL: Taaladda Axmed Guray oo 27-Sano kadib la dayac tiray & Bilicda soo jiidatay dadka Muqdisho

 

Taaladda Taariikhiga ah ee Axmed Guray oo Isgoyska Lambar Afar (KM4 ) ee magaalada Muqdisho ayaa Mudo 27-sano kadib ah Dayactir Balaadhan lagu sameeyay, Iyadoona Xadhiga laga Jaray.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Taaladan ayaa waxaa dayac tir ku sameeyay Maamulka Gobolka Banaadir, Taasi oo Qayb ka noqon doonta Bilic soo Celinta magaalada Muqdisho iyo Horumarka Soomaaliya u dhaqaaqday.