galmada

Talo Qoys: 5, walxood ka fogow xilliga Galmada!

Haddii aad guursatay iyo haddii aad hadda dooneyso in aad yagleesho guri, ugu horreyn waa in aad ogaato in guurka iyo qoysnimadu aanay kamid ahayn,

wixii aad ku soo baratay fasaladaadii Sayniska, islamarkaana aanay ku jirin waaya-aragnimada aad si uun uga hesho bulshada aad la nooshahay, reernimada iyo galmadu waxa ay xambaarsan yihiin caqabado waaweyn oo badan.

 

Halkan waxa aan kuugu soo gudbineynaa dhowr walxood oo ay tahay in aad ka fogaato, oo aadan samayn marka aad kulmeysaan adiga iyo lammaanahaaga guurku, sababtu waa si loo dhowro bedqabka Galmo caafimaad leh.