galmada

SHEEKOOYINKA SINGAL MAADARTA YURUB IYO SHUKAANSIGII HORE

Raaxada dhabta ah waxaa la helaa marka ninka iyo naagta ay is fahnsan yihiin oo ay sheekada isla wadaan, ma aha in ninka wax kale ka fikiro oo naag kale niyadda ku hayo, hablaha soomaali marka ay gabdhaha yihiin waxay leeyihiin ninka aniga aboowe aad baan kuu jeclahay marka shukaansiga ay ku jiran waxay soo labistaan dharka ugu fiican, waxay soo marsadaan catarka ugu fiican gacmaha cilaan ayay soo saartaan, marka ninka u soo xaroodo waxay soo qaadanaysaa diraca ayeeydeeda ka tagtay oo lixdan boq leh, ninka haddii u rabo inuu romantik la sameeyo jirkeeda waxaa ka soo shiiraya hilibka jikada ay jarjaraysay iyo basasha waxaad is leedahay naagtan kawaan may ka shaqaysaa urka jirkeeda ka soo baxayo, hadalkii aboowe macaane wuxuu isu rogaa haye casho ma u baahan tahay waan seexan rabaayee, haddii xaalka sidaan isu baddalo niinkii wuxuu bilaabayaa inuu foofo oo naag kale koodiyo shukaansi cusub ayuu galaya, marka uu ku qabto xabbad kale oo qarxis ah oo ay naagtii maqasho markaas ayay leedahay i fur nacas baa tahay, marka uu furo waxay naagaha kale ugu sheekaynaysaa nimanka soomaali raaxo waxba kama yaqaanaan, beentaas ayay faafisaa, raaxada waxay ku xiran tahay jacayl iyo macaan kalsooni ee kuma xirna nolo sidan oo kale ah, nimanka qaarna waxay u maleeyaan naagaha xunxun inay ka raaxo badan yihiin xaasaskooda, wuxuu leeyahay waryaa fanaanad heblaay oo kale maa u shanlaysatid, raga soomaali waxaa la dhahaa kama helaan naagaha dabada weyn siiba dadka yurub galay, markuu arko xaaskiisa oo isu soo diyaarisay galmada oo dharka iska soo dhigtay, wuxuu ku caaynayaa dabada weyn wuxuu leeyahay naa futadan maad iska yaraysid, waad u jeedaa aduunka naagaha quruxda badan waa naagaha caatada ah, waxyaalahaas oo dhan waxay kaalin ka cayaaraan burburka guriga, xaaskana niyadda ayay ka jabiyaan.