galmada

Qaabka Ugu Macaan Ee Galmada ee naa naab ku dheehan

Qaabka Ugu Macaan Ee Galmada Buuga Raaxada Qeybtii 3aad -1- ISDIYAARINTA Labada qof ee isqaba waxaa la gudboon inay si wanaagsan galmada isugu diyaariyaan. Waa inay qubaystaan, afka cadaysadaan, iscarfiyaan, isqurxiyaan, jawiga guud ee guriga iyo jirkoodana ka dhigaan kuwo ku dhiirrigeliya inay isdoontaan. Haweeneydu waa inay gurigeeda si wanaagsan u nadiifisaa, u carfisaa, ugu shiddaa qamqam (Uunsi, Cuud, Foox,…

Continue Reading

galmada

Qaabka Ugu Macaan Galmada Dumarka Tilmaan Sir Ah?

  Cilimi baaris qota dheer oo ay sameestay Hay’ad ka Shaqeysa Cilimiga Jinsiyada oo ku taalo dalka Jarmalka ayaa dhowaan shaachasay in xiliga ugu wanaagsan galmada ay tahay xiliyada qabowga, iyadoo arintaasina raga ay raaxo waali ah ka helaaan waqtiyada qaboobaha. Daraasada ayaa sidoo kale lagu tilmaamay in raga 70% ay neceb yihiin Galmada xiliyada kuleylaha ,waxeyna daraasada haweenka caalamka…

Continue Reading

galmada

SHIIKHOOW”?MARKAAN GUURSADAY KADIB AYAA OGAADAY IN OOSAN IQANCINKARIN NINKEEGA XILIGA GALMADA

Magaalada Qaahira ayaa waxaa kunool Soomaali aad u tiro badan waxaana jirta in ay dhacdo inay soo gaaraan odayaal guurdoon ah oo isfahanwaa soo dhex maray xaasaskoodii ay ku qabeen Yurub iyo Mareykanka ama kuwo aan waliba salaamin naag mar marna kusheegayaan inay dalkii kasoo tageen 20 sano kahor intaasna ay ku mashquulsanaayeen aduun balse markii ay madaxooda ka arkeen…

Continue Reading

galmada

Bakteeriya lagu kala qaado galmada oo iska celisa daawada oo ka dilaacday Ingiriiska iyo qaylo dhaan

Bakteeriya keenta cudurada lagu kala qaado galmada ee gonoriya (gonorrhoea) ayaa daawooyinkii lagula tacaalayay waxba ay ka qaadi waayeen taas oo keentay qaylo dhaan ka soo baxda wasaarada caafimaadka Ingiriiska. Bakteeriyada gonoriya ayaa ka dilaacday gobolka Leeds ee Woqooyiga Ingiriiska iyo degmooyin kale oo ku teedsan isla gobolkaasi. Wasaarada caafimaadka ayaa digniin xooga ka soo saartey una gudbisey dhamaan goobaha…

Continue Reading

galmada

KHATARTA DARAN EE GALMADA DABADA IYO DHIBKA AY LEEDAHAY

Qof kaste muslin ah oo wax bartay kama qarsoona in ay mamnuuc tahay in dumarka dabada laga dhabo, laakin waxaan rabnaa inaan sheegno sababaha keenay inay arrintan soo badato waayahan dambe guud ahaan caalamka, sida la ogyahay dadka soomaaliyeed dhaqan aad bay uga fogaan jireen, laakin marka dalkooda burburay ay ku kala yaaceen daafaha dunida ayaa qaar aan badnayn dhankan…

Continue Reading

galmada

Galmada Uurka Lagu qaado Wax ka Baro xiliga ay ku haboontahay

Waxaynu halkan ku soo qaadan doonaa waxyaabaha sababa in qoys wada jira oo nolol fiican ku wada nooli ay timaado inuu isa seego. Haddaba waxyaabaha sababa waxaa ka mida: 1.Bal-balaadhinta ceebaha iyo qarinta wanaagga; lamanayaasha qaarkood waxay arkaan oo kaliya lamanohooda ceebihiisa, waligoodna waxay caadaystaan inay bal-balaadhiyaan cebahaas, taasina waxay dilaysaa isjacaylkii iyo isusoo hilowgii lamaanahaas. 2.Isbar-bardhigid; Lamanayasha qaarkood waxay…

Continue Reading

galmada

XISHOOD DARTII HABLUHU KAMA HADLAAN BAAHITIRKA GALMADA.

Nolosha Haboon ee Lamaanaha wadaagay guurka xalaasha ahi waxa ay ku wanaagsan tahay qanacsanaan dhan weliba haba ugu badnaata in Dumarka lagu qanciyo sheeko mug leh,labis heer sare ah, rajo gelin mustaqbal wanaagsan, iyo xaalada lagu tilmaamo dagaalka qabow ee ka dhaca sariirta dusheeda. Sariirta dusheeda nolosha lagu wadaago daraasad ayaa tilmaameysa in ay tahay gogoldhiga guurka sidoo kale waxa…

Continue Reading

galmada

Si degdeg ah ha isugu diyaarin kulanka

Si degdeg ah ha isugu diyaarin kulanka   Galmadu ma ah ciyaar, qofka kula wadaagaya ee xaaskaaga ama ninkaaguna ma aha qof doonaya in uu kula tartamo,   haddii aad tahay raga biyo-degdegga qaba ama dumarka aan dareenkoodu Galmadu lahayn,   qaybta rabitaanka, isku mashquuli oo maskaxdaada ku jeedi waxyabao kale oo ka baxsan kulanka,   taasina waxa ay kugu…

Continue Reading

galmada

Ha u ordin Musqusha markeey galmada damaato guska kusii haay

Ha u ordin Musqusha markeey galmada damaato guska kusii haay   Shaki kuma jiro in Qubeyska iyo mayrashadu ay aad u fiican yihiin kadib Galmada, haddana waa in aadan si dhaqsi uga kicin gogosha, sida in lagu hayo oo kale,   talada caafimaadka ee warbixintani xambaarsan tahay ayaa ah in aad muddo gaaban joogto gogosha, adeegso maro jilcan, harqad, Tuwaal…

Continue Reading