islam

daawada isha iyo sixirka

Waxa ilaahay iyo Nebigeenii Suubanaa CSW inoo sheegeen in quraanku yahay Daawo markaa hadii dhibaatooyinka Isha,Sixirka iyo Jinka aad isu malaysay ama aadan joogin meel aad ka heli karto cilaajkaaga sida Qurbaha oo kale.

Cida wax bogsiisaa waa ilaahay ma jirto cid kale oo la wadaagta awoodaasi, mana jirto cid aan Ilaahay ahayn oo dhibka kaa faydi kartaa!

Hadaba Fadlan waysayso oo tuko , ilaahay caafimaad weydiiso, una toobad keen waa denbi dhaafe naxariistee ka dibna akhriso oo quraanka dhegayso.

Qaybta hore Jinka