Uncategorized

Waqtiyada ay qofta kacsan tahay sidaanaa lagu gartaa ee marax yahow fahan

iftineducation.com – Marka ay qofka dumarka ah kacsato, tiiftaafyada dhiiga ee xubnaheeda taranka waa ay jilcayaan waxaana siyaadaya dhiiga aadaya gidaarada geedka ama siilka taas oo keenaysa dheecaan yar oo ka gudba darbiga geedka waana sababta keenta in bahalka qoftaada uu noqdo qoyaan-qoyaan dhidi leh.

Qaybaha banaanka ee geedkeeda oo ay ka midyihiin (afka hore ee geedka, malablaha,bushimaha kore iyo kuwa hoose) waa ay adkaadaan. qaybta sare  ee geedkeeda waa uu balaartaa.


Neef tuurkeeda iyo wadna garaaceedu waa uu siyaadaa

Marxalada labaad:2 karkaar

Dhiiga jirkeedu wuxuu isugu soo ururaa qaybta hoose ee jirka qoftaada asaga oo keena in qaybta hoose ee geedkeeda uu noqdo mid adag oo cargag ah xididada ayaa bilaabaya in ay is jiid jiidtaan.

Marxaladan qoftaada waxaa saaidaya dhumucda iyo baaxada naasaheeda 30% caradooda waxay noqotaa kuwo soo fiiqan oo ay ka soo yaacaan waxyaalo aad moodo namro yar yar aanse namro ahayn.

Sidoo kale marka la maraayo marxaladan waxaa dhacda in malablaha qoftaada uu kor u kaco asaga oo ku dhowaanaya dhanka lafta shuunka ama bisqinleyda wuxuuna u ekaanayaa mid qarsoomay.

Dumarku marxaladan waxa ay u baahanyihiin kicin aan caadi ahayn mana la socdaan halka ay marayaan waxaana dhacda in ay aad kuugu soo dhegto qoftaadu.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *