Uncategorized

Ninkeega Guskaa Ka Jilcay Lakin Waxaan Siiyey Dawadan Hadana Anuuba Igu Dili Rabaa

iftineducation.com – Ginseng waa geed aadu daran oo u roon wadnaha iyo dhiigga,wuxuu ka baxaa dalkaKorea iyo China iyoCanada iyo USA killda waxaa la gadaa
300$ ku dhowaad,
geedka wuxuu kaloo
taraa dhanka galmada
dadka bahalka ka
daciifay wuxuu siiyaa
awood badan marka uu
geedkan adeegsado Ginseng waa geed dabiici ah oo u roon
maskaxda ruuxa u baahan inuu xifdigiisa kordho ha
adeegsado
Ginseng, isagoo caadi ah waxaad u
cuni kartaa sida cadayga loo
calaanjiyo waxaa kalood ka dhigi
kartaa shaah, hadda waa la helaa
isagoo shaah oo kale u diyaarsan,
GUJI HALKAAN EE DAAWO

intaad keento biya kulul ayaad
dhexgalinaysaa ilaa uu ka dhalaalo,

wax dhib uu leeyahayna ma jiraan .

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *