Uncategorized

Nin Caruus Ah Oo Saaxibadii Ku Casuumay Iney Daawadaan Sida Uu U Bikro Jabinaayo Xaaskiisa

iftineducation.com – Nin caruus ah ayaa dadka oo dhan kaga yaabiyay dooqiisa markii uu saaxibadiis usoo jeediyay codsi ah iney kasoo qeyb galaan bikro jabinta xaaskiisa.

Video yaableh ayey soo bandhigeen shirkadda Liveleak kaas oo ka yimid lamaane is doortay iyo saaxibo marqaati ahaa oo daawanayay bikro jabinta iyo galmada habeenka koowaad.

Ninkan oo u dhashay China ayaa saaxibadiis ku casuumay qolkiisa jiifka waxaana uu sheegay iney arkaan sida uu dhiig uka keenaayo saaxibtiis habeenkii koowaad ee aqal galkiisa.

Ninka ayaa bilaabay inuu xaaskiisa u galmoodo taas oo aad u xanunsaneysay ,saaxibadii ayaa bilaabay iney kaamirooyin ku duubtaan dhacdada kadibna usoo bandhigay aduunka.

Raga goobta joogay ayaa maqlay qosol iyo qeylo bustaha dhexdiisa ah xili sidoo kale ay mararka qaarna arkayayeen  daal labada dhinac ah.


 Lamaanaha ayaa marki dambe ku amray asxaabta iney baxaan si caruusadu u aado muqsusha.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *