Uncategorized

Maxaa Ka Jiro In Atariishada Pooja Hegde Qeyb Ka Tahay Filimka Student Of The Year 2!

iftineducation.com –  Karan Johar ayaa sanadkii shaaca ka qaaday inuu sameyn doono qeybta labaad ee filimka Student Of The Year 2 oo qeybtiisa koowaad la daawaday 2012.


Karan Johar ayaana shaaca ka qaaday in qeybta labaad ee filimka Student Of The Year hogaamiye ka yahay jilaaga lawada jacel yahay ee Tiger Shroff.


WARAR DHEERAAD AH:
Filimkaan ayana ilaa hada shaaca laga qaadin atariishada Tiger la sameyn laheyd waxaana la hadal haayay inay kusoo caan baxi doonto Saif Ali Khan Iyo Amrita Sigh gabadhooda Sara Ali Khan laakiin ilaa hada lama xaqiijin sido kale waxaa loola xiriiriyay Disha Patani si la mid wili shaaca lagama qaadin inay qeyb ka tahay filimkaan.


Wararka maanta soo baxaaya ayaa sheegaya in atariishada sanadkii hore kusoo caan baxday filimka Mohenjo Daro ee Pooja Hegde atariisho ka noqan doonto SOTY.





Waxaana la sheegay in atariishadaan wada hadal la sameysay filim sameeye Karan johar wax walbana isku fahmeen waxaana la qorsheynaaya in goor dhow ku dhawaaqi doonan warbaxintaan oo rasmi ah.












Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *