Uncategorized

Dhanush Iyo Kajol Filimkooda VIP 2 Oo Shaaca Laga Qaaday Xiliga La Daawan Doono

iftineducation.com – 


Sanadkaan shirkadaha koonfur hindiya waxaa u diyaarsan filimaan xiiso oo ka mid ah filimka VIP 2 (Velaiilla Pattadhari) oo hogaamiye ka yihiin Super Star Dhanush Iyo Queen Kajol.


Kajol ayaa 19 sano ka dib kusoo laabatatay shrikada koonfur hindiya iyadoo sameyn doonta filimka VIP 2 oo ah qeybta labaad filimka Velaiilla Pattadhari oo Hit-ka weyn noqday sanadkii 2014.


WARAR DHEERAAD AH:
Dhanush ayaa dib u amba qaadi doona doorkiisa Raghuvaran oo qeybta koowaad aad loogu amaanay waxaana maanta shaaca laga qaaday in filimkaan la daawan doono 28 July oo ku beegan dhalashada Super Star Dhanush.


Kajol ayaana ka hadashay ka shaqeynta koonfur hindiya maadaama ugu danbeysay 19 sano ka hor”  ugu horeyn waan cabsaday waxaana cabsi ka qaday doorkeyga sida aan u sameyn doono laakiin kooxda filimkaan ayaa si weyn ila shaqeeyay aad ayaana ula dhacay shaqada Dhanush iyo Soundarya, waxaana mar kale aad ugu riyqaaya shaqada shaqada koonfur hindiya”.





Dhinaca kale Dhanush wuxuu muuqal marti ah ku lahaa filimka Power Paandi oo asiga director ka ahaa mar dhowna wuxuu bilaabi doona duubista filimka Rajinikanth uu director-ka ka yahay Pa Ranjith oo Dhanush maal gilinaayo sido kale filimkaan muuqaal marti ah ayuu ku yeelan doona.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *