Uncategorized

Wasiirka cusub ee Gaashaandhigga oo kormeeray xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga

iftineducation.com – Wasiirka Cusub ee Wasaaradda Gaashaandhigga Mudane C/rashid C/laahi Maxamed oo weheliyo Wasiirkii hore ee Wasaradda Mudane C/qaadir Sheekh Cali Diini iyo Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed S/G Maxamed Aaden Axmed ayaa maanta kormer ku sameeyey xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga.


Kormeerka ayaa qeyb ka ahaa wajiga koowaad ee Xil wareejinta, waxana uu Wasiirkii hore Mudane C/qaadir Sh. Cali Diini, ku soo dhaweeyey Wasaaradda Wasiirka Cusub, 



isagoo ku soo wareejiyey dhammaan qeybaha uu ka kooban yahay Dhismaha Xarunta Wasaaradda



Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *