Uncategorized

wadanka finland fursadaha wax barasho ee kajirto

iftineducation.com – Haddiiba ILMO Qurbaha waxa kuugu baranayaan ama kuugu dhalanayaan dalka aan qofka Soomaaliga ah u doori lahaa waa Finland. Reer Finland guulaysta waad dadaasheen haddiiba luuqadii hooyo carruurta Dugsiyada lagu barayo.


Dhammaan walaalaha Soomaaliyeed ee Finland ku nool waxaan leeyahay barwaaqadan waxbarasho ha laga faa’iideysto. 


Dowladda iyo shacabka Finland aad ayaan ugu mahadcelinayaa nolosha iyo fursadaha ay siiyeen shacabkeenna Soomaaliyeed, waxaanna leeyahay Eebbe ha barakeeyo Finland iyo dadkeedaba.


Bal eeg ligaaqa oo ah hannaanka waxbarashada dalka Finland. 





Mahadsanidiin 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *