Uncategorized

sheekadaan maxaa ka fahamtay?:

iftineducation.com – sheekadaan maxaa ka fahamtay?:


sheekadaan waxey dhax martay qiyaasti nin 50jir ah iyo aniga caawa abaarahi 7:20PM ayaan dukaan xaafada ah wax ka doontay mase dukaanka albaabkiisa 2aad ka gali llahaa 


nin kii ayaa kursi u yaala markaan u dhawaadu igu dhahay adeer albaabkaas kale kaso gal waan qaatay warkiisa 


markan kaso galay dhinaciisa soo aadaan weydiiyay waxa meesha fariisiyay waxuu iigu jawaabay adeer gaarigaan meesha ka ilaashanaa 







waxan dhahay adeer ana ii ilaali 
hadaba maxaa kaaga baxay sheekadaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *