Uncategorized

Shalay Iyo Maanta Labo Kaarto Cusub Ayaa Laga Soo Bandhigay Filimka Half GirlFriend Iyo Xiliga Goos Gooskiisa La Daawan Doono

iftineducation.com – Waxaa labo kaarto soo jiidash leh laga soo bandhigay filimka Half Girlfriend ee hogaamiyaha ka yihiin Arjun Kapoor Iyo Sharddha Kapoor.


Shalay waxaa lasoo bandhigay kaarto soo jiidash leh oo Arjun Akpoor Iyo Shraddha Kapoor is dhunkanaayaan maanta waxaa lasoo bandhigay mid kale oo soo jiidash leh oo hogaamiyaasha filimka labadooda Jaceyl saaid ka muuqdo.




Filimka Half Girlfriend waxaa laga soo min guuriyay buuga caanka ah ee uu qoray Chettan Bhagat waan filim xiiso leh  oo  Jaceyl iyo nolasha dhalin yaranimada ka hadlaayo filimkaan goos gooskiisa ayaa la daawan doona maalinta barito ah.








Filimkaan waxaa director ka Mohit Suri halka qarash gareeye ka tahay Ekta Kapoor filimkaan ayaa la daawan doona 19 May 2017.


Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *