Uncategorized

Ninyahoow Hadii Aad Aragtid xaaskaada OO sidaan sameeneysa Galmo ayeey kaa Rabtaa ee…..

iftineducation.com – Inta badan dumarku way xishood badan yihiin, siiba arrimaha galmada sida nimanka oo kale naago caddaysanya inay galmo u baahan yihiin way yaryihiin siiba kuwa da’da yar oo u dhexaa 15 ilaa 29 marka haddii ay u baahan tahay xaaska galmo waxaa laga dareemaa waxyaalo ku tusinaya inay diyaar tahay waxaa ka mid ah :


1- inay is qurxiso oo dhar fiican ay soo qaadato oo ay ninkeeda sugto hadduu maqan yahay


2- inay kaftan farakacayaar ah la gasho ninkeeda


3- inay dhar khafiif soo qaadato sida diraca oo kale iyadoo aan hoos wax ka gashanayn oo ninkeeda sidaa ku soo ag fariisato ama hortiisa ku foofoorarsata iyadoo si daran baryaheeda u muujinaysa oo iska dhigaysa inay wax dhulka ka gurbinayso


4- inay ninka ku tiraahdo dhabarka baa la iga hayaa ee ii riixriix



dabcan ninka wuu iska fahmi karaa waxa ay rabto isagoo aan kaali oran buu weerarayaa.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *