Uncategorized

Filimka Padmavati Markale Ayuu Dib Udhac Ku Imaanaya Maadama Deepika Padukone Xanuunsatay Maalmona Nasan Doonto!

iftineducation.com –  Deepika ayaa sanadkaan noqotay qof saaid umashquulsan maadama mashruuc ka mashruuc ay kumashquuleyso xidigtaan ayaa lashegay in ay daashay xanuuno jirka ahna daremeyso sidaa awgeed waxay u baahanatahay ansiino maalmo ah.


waxay dareymeesa cafimaad dari sodaa awgeed waxaa lagula taliyey in ay maalmo sarirteeda ku nasato si caafimadkeda ugusoo laabto maadama howl iskadaba waday sanadkaan halmarna nasiino aysan helin.


sawir qaade Manav Manglani ayaa bartiisa Instagramka kusoo qoray qoraalkan,” Deepika caafimadkeeda ma fiicno maaadama laga haayo dhanka dhabarka iyo qoorta sidaa awgeed filimka maalmo ayuu dib udhacaya ayada darteeda ilaa ayada ay caafimad buuxa kasoo hesho waaana sida ka cadeyay.”



waxaan sugnaaba waa caafimadka Diva si howsheeda mudada dheer qabyada ahed udhamestirato waayo filimkaan waxbadan ayu dib udhac kuyimid sidaa awgeed markani waxaa lafilaa SLB filimkiisa si nadiif ah inuu usocon doono.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *