Uncategorized

erayo jaceyl oo macaan saaxibtaa u dirso

iftineducation.com – Mudantii haweenkaay
marwadii la sheegee
dadku wada majiirtaay
dumar lama mid dhigayee
muxubada kal gacalkaa
laanyahay magooshee
midhihiyo caleentiyo
manka lagu talaalee
ubax lagu mariimee
qurux lagu manaystaay
mudo aan yarayn baan
kugu soo maqnaayoo
ma ogtahay habeenadan
sida mayayga roobkoo
hadba maayad keenaa
ii muuqa taayee
muxibada kalgacalka
hadba soo mir kacayaa




#sheeg abwaanka miraha iska leh 
Iyo fanaanka ku luqeeyay heestani

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *