Uncategorized

Elissa iyo Tamer Hosny oo Hees Talantaali ah Soo Wada

iftineducation.com –  Xidigaha caanbaxay ee caalamka carbeed ee Elissa iyo Tamer Hosny ayaa si rasmi ah u iclaamiyay inay soo wadaan hees talantaali ah oo jaceyl ah oo la filanayo inay soo dagi doonto dhawaan, iyagoo baraha bulshada kula wadaagay taageerayashooda sawirada markay Studioga joogen ee ay codka saarayen heestooda cusub.






Arinkan ayaa lama filaan ku noqotay aadna ay ugu riyaaqeen taageerayaasha labadan fanaan ee leh taageerayasha faraha badan iyadoo la filanayo inay heestu noqon doonto hees classic ah oo degan





maadama oo Elissa dookhedu midkaas yahay.


Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *