Uncategorized

Dumarka dareenkooda wax ka ogow ­Sirta Nolosha

iftineducation.com – Waxaa suurta gal ah in haweeneydu jirkeeda dhan ay ka kacsato, hase ahaate waxaa sii jira haween meelo gaar ah ka kacsada, 


marka ragoodu u tagayaan. Haweenka inta badan waxay ka kacsadaan, 


Carabka, Dhuunta, Calaacasha (Lugaha iyo gacmahaba), 


Dhagaha iyo xudunta, waxaa jira haween sidaa ka duwan. 


Haweenkaas waxay kacsadaan marka ay galmo ama falgal ay sameynayaan uun, 






RIIX SI AAD UDAWATO 





iyadoo haween kale iyana ay ka kacsadaan xubinta dumarka. Balse ogow in Haweeney kasta ay dareen u gaar ah leedahay marka tan dumarka kale ay la wadaagto laga soo tago, dareenka kacsiga haweeneydana waa mid qaarkood ku abuuran iyo mid dumarku iska keenaan.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *