Uncategorized

Daawo: Amiin Caamir oo Sawir Cajiiba ku Muujiyey GABDHO Dhalinyaro ah oo Hargeisa ugu Xidhan Dirac Buluug ah

iftineducation.com –  Waxaa magaalada Hargeisa Weli ku xidhan Afar Gabadhood oo Dhalinyaro ah, Kuwaasi oo lagu eedeeyay inay Xidheen Dirac Buluug ah oo Calanka Soomaaliya u eg.


HALKAN KA DAAWO VIDEO


Gabdhan ayaa Maxkamadu Xukuntay in lasii daayo, ayaa la diiday sii Dayntooda, waxayna Weli ku jiraan Xabsiga, Iyadoona Waalidiinta Dhalay ay sheegeen inay Halkaasi Dhibaato kala Kulmeen Caruurtooda.





Farshaxanka Soomaaliyeed ee Amiin Caamir ayaa Isaguna Sawir ku muujiyey Xaalada Gabdhahaasi Dhalinyarada ah iyo Xaqadarada lagu Haysto.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *