Uncategorized

Waa Gabar Fanaanad ah Oo Muuqaal rag yeelatay -Daawo

iftineducation.com – Hees cusub OO ay fanaanadan soo saartay ayaa waxa ay dadka uga yabsatay markii ay weji Rageed la soo baxday qaabkii jirkeedana isbadalay.


Gabadhan Fanaananada ah ayaa waxaa aad looga jecelyahay goobaha ay Soomaalida xafladaha ku qabtaan waxaana heesaheeda noqdeen kuwa ku wanagsan qoob ka ciyaarka. 




HADABA NALA DAAWO FANAANADAN :



Waa Gabar Fanaanad ah Oo Muuqaal rag yeelatay -Daawo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *