Uncategorized

Somaliwayn ma jirtaa wax ay ku kala duwan yihiin ?

iftineducation.com – Somaliwayn ma jirtaa wax ay ku kala duwan yihiin ?


Sabaxi quraacda waa canjeelo & hilib otkac 
Qadada waa soor & caano geel 
Cashada waa canbuulo galeey & subag 
Diinta waa islaam suni
Luqada wa somali
Dhulka wa dhul somali



Markaas bey na le yihiin ethopia iyo kenya
jigjiga anaga leh gaarisa anaga leh


somaliland ictiraaf baa rabnaa jabuuti wadan gooni baa nahay


Love all somali wayn 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *