Uncategorized

Sawiro Ka Turjumaayo Sida Sonakshi Sinha Ay Isku Badashay: Shalay Cayil Maata Caato

iftineducation.com Atirishada soo jiidashada badan Sonakshi Sinha waligeed waxay ahaan jirta gabbar cayilan oo miisaanka ku badan yahay.


Balse markii ay go’aan qaadatay inay filimada kusoo biirto ayay miisaanka xoogaa iska dhintay inkastoo bilawgeeda waayaheeda fanka laga dareemi karo weli in cayil ku jiray xidigtaan.


Hadaba Sonakshi Sinha dhawaanahan hawl xoogan ayay iska qabatay waxayna iska dhigtay gabbar shuban oo caato ah sidoo kalena meel iska saartay cayilkii wareerin jiray.


Sonakshi Sinha maanta waa gabbar la saaxiib ah Gym-ka sidoo kalena xili walbo jirdhis dhexda kaga jirto xitaa hadii ay fasax ama nasiino ku jirto.



Fadlan sawiro u gaar ah sida Sonakshi Sinha isku badashay hoos kaga bogo:

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *