Uncategorized

Raaxada nuucaan ah dumarka aad bay ugu waashaan.. from warar ka somalida MAANTA by admin

iftineducation.com – Afti la sameeyay ayaa lagu sheegay in 70% haweenka aysan helin macanka gariirka galmada taasina ay sabab u tahay iyadoo ninka uusan sameyn gogol xaar bashaal ah oo ku filan gabarta si dareemaheda u kacaan ama in uusan aqoon goobaha sida gaarka ah gabarta uga kacsato . 




Hadaba si gabarta u hesho gariirka raaxada(U Bislaato ,Kacsi La Ooyso) waxaa muhiim in marka ninka dareemihiisa kiciyo si gabarta u dareento in qofka sidaa loo dareemayo tahay iyada . 


Codka ninka waxaa xusid mudan in dareenka gabarta uu kiciyo isla markaana sara u qaado kacsigeeda isaga oo codka xamxam leh ugu sheekeynaya iyadoo hadii uu si wacan ula fara­cayaaro isaga oo xoogga saaraya goobaha ay ka kacsato waxa ay keeneysa in dhan­dhanka gariirka galmada hesho marka weerarka galmada uu bilaawdo .


DAAWO MUUQALKAAN



Adeegsiga faraha iyo bishimaha adiga oo ku xoq­xoqaya goobaha dareenka badan ee gabarta ay ka kacsato waxa ay keeneysa in ay gariirka galmada ay hesho taasi oo ah midda aad u raaxo badan .Haweeney galmo gadaal.




Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *