Uncategorized

Omar Ahmed guurdoon Sweden ku nool baan ahay

iftineducation.com – ASC, WR, Dhamaan umada soomaliyeed, waad salaamantihihiin walaalayaal. sidaad udhantihiin.


Salaan kabacdi, Magacaygu waa Omar Ahmed waxaan ahay nin goordoon ah kuna nool wadanka Sweden. Waxa ila fudud inaad adna wadankan degantahay.


Shakhsi ahaan waxaan ahay qof diin, dabeecad wanaag iyo Akhlaaq leh, oo raba gabadh iyana sidaas oo kale daacad ah. Gabadh dhaqan, diin iyo dabeecad wanaag leh.


Gabadha sidaas ku raali ah insha ALLAH, ha igala soo xidhiidho, Gmailka hoosta kuqoran.



mxmd2018@gmail.com


WSC WR.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *