Uncategorized

Naagaha Ugu Siil macaan oo ah kuwa leh.

iftineducation.com – Is fahanka galmada ee labada lamaane ayaa ah as­aaska guurka guuleysta , si loo gaaro ujeedkaasi waxaa muhiim ah in uu jiro xariir wanaagsan xiliga galmada iyo in si cad ah la isugu sheego waxa ay labada lamaane dareemayaan xiliga cayaarta socoto . 





Waxa ayna tani keeneysaa in in labadaba ay gartaan waxa midka kale raaxo uu ka helayo isla markaana kaga boganayo illaa uu ka gaaro heerka gariirka galmada . Balse waxaa jira haween badan oo dareemaya xiliga cayaarta naxariista xanbaarsan socoto in aysan ninkooda kula xariiri karin hadal , inta badanna xishooda ama ka cabsada in ninkooda fikir qaldan ka qaato


Ragga ayaa dareema kacsi marka uu si saraaxad leh u ogaado waxa ay
lamaantiisa dooneyso , waxaana haweeneyda la gudboon in ay ogaato in ay xaq u
leedahay in ay ninkeeda u sheegto sida iyo habka ay raaxada ku heli karto si uu
ugu sameeyo .




DAAWO MUUQAALKAN RIIX





Is fahanka sariirta oo la isu sheegto qofba sida uu macaanka galmada ku heli karo
ayaa keenta in labada lamaane dareemaan dharag galmo oo ay raali isaga yihiin

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *