Uncategorized

Naagaha Ugu Siil macaan oo ah kuwa leh. . . . . (Tilmaan + Video)

iftineducation.com –  Is fahanka galmada ee labada lamaane ayaa ah as­aaska guurka guuleysta , si loo gaaro ujeedkaasi waxaa muhiim ah in uu jiro xariir wanaagsan xiliga galmada iyo in si cad ah la isugu sheego waxa ay labada lamaane dareemayaan xiliga cayaarta socoto . 




DAAWO MUUQAALKAN



Waxa ayna tani keeneysaa in in labadaba ay gartaan waxa midka kale raaxo uu ka helayo isla markaana kaga boganayo illaa uu ka gaaro heerka gariirka galmada . Balse waxaa jira haween badan oo dareemaya xiliga cayaarta naxariista xanbaarsan socoto in aysan ninkooda kula xariiri karin hadal , inta badanna xishooda ama ka cabsada in ninkooda fikir qaldan ka qaato


Ragga ayaa dareema kacsi marka uu si saraaxad leh u ogaado waxa ay
lamaantiisa dooneyso , waxaana haweeneyda la gudboon in ay ogaato in ay xaq u
leedahay in ay ninkeeda u sheegto sida iyo habka ay raaxada ku heli karto si uu
ugu sameeyo .
Is fahanka sariirta oo la isu sheegto qofba sida uu macaanka galmada ku heli karo
ayaa keenta in labada lamaane dareemaan dharag galmo oo ay raali isaga yihiin

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *