Uncategorized

Maxaa Ka Horeeya Galmada,Ninyahow Shaqada Hori Ha Ka Bilaben ee saan samey maraxyahow

iftineducation.com – Waa Cashir Muhiim Ah.Hordhaca galmada wuxuu leeyahay dhowr tallaabo oo si talan­taalli ah loo qaado, si loo gaaro tallaabada ugu dambeysa oo ah galmada tooska ah. 




ISDIYAARINTA Labada qof ee isqaba waxaa la gudboon inay si wanaagsan galmada isugu diyaariyaan. 





Waa inay qubaystaan, afka cadaysadaan, iscarfiyaan, isqurxiyaan, jawiga guud ee guriga iyo jirkoodana ka dhigaan kuwo ku dhiirrigeliya inay isdoontaan


Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *