Uncategorized

Ma Hubi Inaan La Cayaari Doono Justin Bieber: Sunny Leone

iftineducation.com –  Sunny Leone aya sheegtey ineysan hubin iney qeeb ka tahay kooxda tiyaatarka la 


wadaagi doono heesahaga caanka ah ee  Justin Bieber oo bandhig ku qaban doono Hindiya bisha May ee sanadkaann.


Quruxleydan aya warbaahinta u sheegtey “Run ahanti ma hubi inaan ka mid ahay kooxda Justin, 


laakinse waxan aad ugu farax sanahay inaan tagi dono xaflada.







 Ma Hubi Inaan La Cayaari Doono Justin Bieber: Sunny Leone

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *