Uncategorized

Hees Calaacal Miiran ah Oo fanaanad reer Hargaysa ah soo duubtey -Muuqaal Top ah

iftineducation.com – Fanaanada Ifraax Hargeisa oo dhowaan lagu xidhay garoonka  magaalada Hargeisa kadibna Heshay Xoriyadeeda ayaa Daboolka soo Qaaday muuqaal yaab leh.


Fanaanada Ayaa Hees ay horay ugu Caanbaxday usoo samaysay Muuqaal Si Cajiib ah, Taasi oo soo Jiidatay Taageerayaal Badan, Sidoo kalana waxaa Dilaya Ninkeeda oo ku noqday Weji Karah sida heesta loo dhigay. 

HALKAN KA DAAWO VIDEO




Hees Calaacal Miiran ah Oo fanaanad reer Hargaysa ah soo duubtey -Muuqaal Top ah

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *