Uncategorized

Haweeney PHD ka diyaarineysay JaamacadA OXFORD oo isaga hartay si ay u guursato nin labo xaasle ah soomaali ku jirto (Daawo Sawirada)

iftineducation.com –  Jaamacada Cambridge, ee dalka England ayaa waxaa isaga tagtay haweeney lagu magacaabo Nabilah Phillips oo ka diyaarineysay wax-barashada sare ee PhD si ay u guursato nin Muslim ah oo ganacsade ah kana shaqeeya howlaha samafalka kaa oo laba xaasla ahaa laguna magacaabo Hasan Phillips.


Nabilah Phillips ayaa ka diyaarineysay shahaadada PhD jaamacada iyada oo ku takhasusi laheyd engineering hasa yeeshee waxa ay ka dooratay in ay la noolaato Hasan Phillips.



Hasan Phillips ayaa horay waxa uu u qabay xaasaska kala ah Sakinah iyo Anub.


Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *