Uncategorized

Dil Hua Besharam Waa Hees Laga Soo Bandhigay Filimka Naam Shabaana Ee Taapsee Iyo Akshey Kumar Hogaamiyaha Ka Yihiin

iftineducation.com – Dil Hua Besharam Waa Hees Laga Soo Bandhigay Filimka Naam Shabaana Ee Taapsee Iyo Akshey Kumar Hogaamiyaha Ka Yihiin


 Waxaa hees cusub laga soo bandhigay filimka Naam Shabaana ee hogaamiyaha ka yihiiin Taapsee Pannu iyo Akshay Kumar waana hees ku saabsan howl Galka ay heeyaan Taapsee Iyo Akshey.


Heestaan waxaa ku luuqeyneysaa Aditi Singh Sharma Music-ga heestaan waxaa saaraayo Meet Bros waxaan filimkaan la daawan doona 31 March 2017.






daawo Dil Hua Besharam.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *