Uncategorized

dadkaaga caawi

iftineducation.com – 1983 Ayaa Thomas Sankara wuxuu go’aan kugaaray in wadankiisa Burkina Faso uu Gaajada kasaaro wuxuuna u qabtay 12 Bil wuxuu howl geliyay Beeraha wuxuu amray in Qamadi la abuuro wuxuu xaraashay Gawaaridii Madaxtooyada,
Sanad kadib Qof walba wuxuu helay wuxuu cuno iyo cabo,
Si aan Abaaraha uga baxno waa in aan Qorshe fog oo wax soosaar waa in aan la imaanaa waayo anagoo Gayigeena hodon ku yahay Beeraha, Xoolaha nool iyo Kaluunka hadaba maxaa inoo diiday in aan qorsheey sano..



alow somali samata bixi #wadani #wax #yar #og 1lv

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *