Uncategorized

Shirkii u horreeyey Golaha Wasiirada oo diirada lagu saaray gurmadka abaaraha iyo ka hortaga Musuqmaasuqa

iftineducation.com – Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii ugu horeeyey kadib ansixintii Baarlamaanka ee shalay 29 Maarso 2017. Shirkan waxaa guddoominayay Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Mudane Xasan Cali Kheyre, waxaana ugu horeyn looga hadlay Ajande ka kooban soo dhoweyn, Nidaamka iyo xeerararka shirarka Golaha, Diyaarinta xil la wareegida Wasiirada cusub, Qorshaha Xukuumadu ku shaqeyn doonto, Arrimaha Amniga iyo…

Continue Reading

Uncategorized

Rasmi: Aragtida Kowaad Filimka Haseena Shraddha Iyo Walaalkeen Siddhanth Muuqaal Cusub Ayay La Imaadeen

iftineducation.com – Waxaa si rasmi ah loo soo bandhigay aragtida kowaad filimka Haseena: The Queen of Mumbai oo ay Shraddha Kapoor hogaamiye ka tahay sidoo kalena aan maanta subaxdii hore idinla wadaagnay in filimkaan duubistiisa soo idlaatay. Shraddha ayaa filimka Haseena ku mataleyso noloshii gabadhii Gangester=ka ahayd ee Mumbai laga dambeyn jiray Haseena Parkar waana filim fariin culus xambaarsan. Sidoo kale…

Continue Reading

Uncategorized

Xasuus Horre: Markii Kareena Kapoor Guur Ka Diiday Salman Iyo John Kana Raacday Shahid Kapoor

iftineducation.com – Maanta baraha bulshada waxaa lasoo dhigay Video xasuus dheer na galiyay kaasi oo ka hadlaayo xili ay dhacday in Kareena Kapoor Khan ay codsi guur ka diiday atoorayaasha caanka ah Salman Khan iyo John Abraham waxayna ka raacday Shahid Kapoor. Sheekada aan sharaxaad ka bixino waxay ahayd xaflad sanadii 2007 ay masraxeeda wada camireen Kareena, John iyo Salman waxayna…

Continue Reading

Uncategorized

Tamannaah Oo Aan Wax Mahadnaq Ah Kala Kulmin Directorka Filimka Baahubali 2 SS Rajamouli (Arin Naxdin Leh)!

iftineducation.com – Filimka Baahubali 2 oo ay hogaaminayaan Prabhas, Rana Daggubati, Anushka Shetty iyo waliba Tamannaah ayaa la filaya in la daawado 28 bisha April ee nagu soo aadan. Filimkaan oo kamid ah aflaanta ugu waaweyn ee sanadkaan aadka loosugayo ayaa waxa dhacday in directorka filimkaani Rajamouli inuu u mahad naqo dhamaan inta ka shaqeysay filimkaan asigoon wax magac ah qofna…

Continue Reading

Uncategorized

Varun Dhawan Iyo Natasha Dalal Oo Kasoo Muuqden Sawir Ay Asaxaabtoda Lagaleen(Lamaane Aan Kala Dhicin)!

iftineducation.com –  Marwalbo Varun waxlaga weydiyo xiriirka kala dhaxeya gabadha uu saaxiibka la yahay ee Natasha Dalal ayaa inta badan jawaab saxaafada qancisa bixinin maadama uusan rabin in uu cadeyo xiriirkisa. Varun oo mar jawabay wuxuu yiri,” aniga qofna ma inkiraayo balse ma doonayo xiligaan in aan kahadlo wax aniga iquseya sababto ah ma doonayo wax shaqadeyda dhawaci kara inaan ku…

Continue Reading

Uncategorized

Ugu Dambeyn Salman Khan 22 Saacadod Oo Flight Ah Kutagi Doono Maldives Si Uu Oga Qeyb Qaato Xaflada Dhalasho Ee Ahil!

iftineducation.com – mardhow waxaan idin la wadaagnay familka Salman Khan oo kusugan Maldives ayagoo ugu dabaal dagaya xaflada dhalashadii koowad ee Ahil Sharma dhamaan familka si farxad leh ayee udabaal dagayan ayagoo wada dhan. balse hal qof ayaa kamaqnaa waana Super Star Salman Khan kaaso kusugnaa Austria asigoo halkaas kuduubaya filimkiisa TigeR Zinda Hai, hadaba taagerayasha iyo dhamaan dadka ayaa isla…

Continue Reading

Uncategorized

Halkee Ayay Ragga Ugu Jecelyihiin Qeybaha Dumarka (Xog Muhiiim Ah)

iftineducation.com –  Quruxda  jirka ee dumarka  waxaa ay aad u soo jiitaan indhaha Raga.Waxaa kaloo jirta in raga qaar ey xiiseeyaan qeyba ka mid ah jirka dumarka hadaba waa halkee meelaha ey uugu jecelyihiin raga in ey marwalbaba ka fiiriyaan dumarka: 1: Bishimaha Bishamaha waa qeyb kamid ah quruxda dumarka ee soo jiidata indhaha raga maxaa yeelay raga waxaa ay mar…

Continue Reading

Uncategorized

Naag ninkeeda kacabaneysa oo gadaal uga taga yaab

iftineducation.com – Qoys walba waxa uu ku dhismaa, taaba galaa, tanaadaa ama ku burburaa baaxada ay le’egtahay farxada guriga qoyskaas ku duugan. Haddaba akhriso 10 qodob oo ka qayb qaata farxada qoyska: Si aad ugu soo baxdid mid qoyskiisa ama ka mustaqbalkiisu ay faraxsanyihiin fadlan raac talaabooyinkaan. Daacadnimo:ma jirto wax ka qaalisan oo lagu farxo lamaane daacad kuu ah markaasna ka…

Continue Reading

Uncategorized

Daraasad: Gabdhaha Kibirka Badan oo la ogaaday in kaga fiicanyihiin Dumarka kale + Sababta Keentgay..

iftineducation.com – Inta badan Magaca Dumar waa uun lawada wadaagaa hasa ahaatee dabeecadaha iyo dhaqanka ayeey ku kala duwan yihiin Daraasado kala duwan oo la sameeyeyna waxaa lagu cadeeyey in Gabdhaha Kibirka badan ay wax badan kaga wanaagsanyihiin kuwa kale. Daraasad oo qeexday in Gabadha Kibirka badani kaga duwan yihiin kuwa kale Macaaniada Nolosha sababtoo ah waxaa la sheegay in ay…

Continue Reading

Uncategorized

Gabadha ugu galmada jeceyl soomalida waa gabadhii Astaamahaan leh

iftineducation.com – waxaa jira marxalado badan oo jir ahaaneed oo xiliga kacsiga waxaana la kala yiraahdaa kacsi, karkaar, biyo dhac iyo qaadiro. marxalada 1: kacsi ama xiisayn marka ay qofka dumarka ah kacsato, tiiftaafyada dhiiga ee xubnaheeda taranka waa ay jilcayaan waxaana siyaadaya dhiiga aadaya gidaarada geedka ama siilka taas oo keenaysa dheecaan yar oo ka gudba darbiga geedka waana sababta…

Continue Reading