Uncategorized

War Deg Deg Ah “Xasan Sheekh oo Tanaasulay iyo Farmaajo oo noqday Madaxweynaha Soomaaliya

iftineducation.com – War Deg Deg Ah “Xasan Sheekh oo Tanaasulay iyo Farmaajo oo noqday Madaxweynaha Soomaaliya


Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa goordhaw ka tanasaulay in uu usii tartamo Wareega sedexaad oo ah wareega ugu dambeeya ee Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya.


Waxa uu sheegay Xasan Sheekh Maxamuud in uu tanaasulay , isagona ugu hambalyeeyay Shacabka Soomaaliyeed iyo Xildhibaanada Doorashada taariikhiga aheed ee maanta ka dhacday magaalada Muqdisho





Xasan Sheekjh Maxamuud ayaa u hambalyeeyay Maxamed Farmaajo oo noqday Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya, waxa uuna ugu baaqay shacabka Soomaaliya in lala shaqeeyo Madaxweynaha cusub ee la doortay.