Uncategorized

War Deg Deg Ah : Tirinta Codadka wareega labaad oo lasoo gabo gabeeyay (Sida loo kala horeeyo)

iftineducation.com – Waxaa hada lasoo gabo gabeeyay tirinta codadka Musharaxiinta ku tartameysa xilka Madaxweynaha Soomaaliya, waxaana natiijo horu dhac ah ay heshay Shabakada Allbanaadir muujineysa in doorashada wareega labaad uu ku horeeyo Farmaajo oo helay 186-cod 


Doorashadan oo aheed mid adag ayaa ugu dambeyn waxaa isugu soo haray labo Musharax oo kala ah Farmaajo iyo Xasan Sheekh, kuwaa oo ku tartami doona wareega ugu dambeeya doorashada , waxa ayna ku kala bixi doonaan cod hal dheeri ah.


Sedexda Musharax ayaa codadka u kala helay sida tan





1-Maxamed Cabdulaahi Farmaajo 186-Cod
2-Xasan Sheekh Maxamuud 97-cod 
3-Sheekh Shariif Sheekh Axmed 46-cod

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *