Uncategorized

War deg deg ah: Dabaaldegyo waaweyn oo ka bilowday Muqdisho & dadweyne jidadka isugu soo baxay

iftineducation.com – Dabaaldegyo waaweyn oo lagu soo dhoweyayo doorashada Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa ka bilowday caasimada Somalia magaalada Muqdisho iyo qeybo kale oo dalka ka mid ah.


Rasaas xooggan ayaa magaalada gees ka gees isqabsatay ayaa hawada loo ridayaa taasoo qeyb ka ah dabaaldega socda, iyadoo dadweyne aad u fara badan ay isugu soo baxeen caawa wadooyinka waaweyn ee magaalada.


Dadka isugu soo baxay jidadka ayaa waxaa wejiyadooda ka muuqata farxad aan qiyaas laheyn iyagoo ku qeylinaya magaca Farmaajo, waxaana aad u kacsan xaalada magaalada.





Wixii ku soo kordha kala soco wararkeena ugu horeeya insha allaah

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *