Uncategorized

Wadooyinka Muqdisho oo Dhagxaan Shub ah iyo Caro lagu xiray (Daawo Sawirada)

iftineducation.com – Amaanka magaalada Muqdisho ayaa saro loo qaaday inta ay socdaan doorashada Madaxwenaha Soomaaliya, waxaana wadooyinka muhiimka ah la dhigay ciida o isugu jira booliiss, Nabad sugid iyo Ciidamada AMISOM.


Wadooyinka qaar ee magaalada Muqdisho gaar ahaan wadooyinka jidcadayaasha ayaa lagu xiray dhagxaan sghub ah iyo kaarikooyin caro ah, waxaana gabi ahaan wadooyin badan laga dhigay kuwa aysan isticmaali karin gaadiidka iyo Mooto bajaajta.


Wadooyin kale oo kuyaala magaalada Muqdisho ayaa iyana la dhigay Ciidamada dowlada kuwaa oo gaadiidka u diidaya in ay maraan , 





waxaana wadooyinka loo ogol yahay kaliya gaadiidka ay wataan masuuliyiin iyo cidamada Dowlada.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *